Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 10:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin maxay leedahay? Eraygii waa kuu dhow yahay, waana ku jiraa afkaaga iyo qalbigaaga, waxaa weeyaan erayga rumaysadka oo aannu kugu wacdinno.

Rooma 10

Rooma 10:4-12