Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidee bay ugu baryi doonaan kan aanay rumaysnayn? Oo sidee bay u rumaysan doonaan kan aanay maqlin? Oo sidee bay u maqli doonaan haddii aan la wacdiyin?

Rooma 10

Rooma 10:5-16