Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Ilaah, kan aan ruuxayga ugu adeego xagga injiilka Wiilkiisa, ayaa markhaati iiga ah sidaan maalin walbaba joogsila'aan baryadayda idiinku xusuusto,

Rooma 1

Rooma 1:3-14