Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan warqaddan u qorayaa kuwa Rooma jooga oo dhan oo uu Ilaah jeclaaday, oo loogu yeedhay quduusiin. Nimco ha idinla jirto iyo nabad ka timaada Ilaaha Aabbeheen ah iyo Rabbi Ciise Masiix.

Rooma 1

Rooma 1:1-13