Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 1:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, iyagoo Ilaah garanaya ayayan isaga Ilaah ahaan u ammaanin, umana ay mahadnaqin, laakiin fikirradoodii waa xumaadeen, qalbigoodii garaadka la'aana waa madoobaaday.

Rooma 1

Rooma 1:12-23