Kitaabka Quduuska Ah

Naxuum 3:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigii ciidammadu wuxuu leeyahay, Bal eeg, col baan kula ahay, oo gogaradahaagana waan kaa feydi doonaa oo wejigaan kuu saari doonaa, oo waxaan quruumaha tusi doonaa cawradaada, boqortooyooyinkana ceebtaada.

Naxuum 3

Naxuum 3:1-10