Kitaabka Quduuska Ah

Naxuum 2:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gaadhifardoodyada ayaa jidadka dhexdooda ka gurdamaya, oo jidadka balballaadhan ayaa midkoodba kan kale ku cidhiidhinaya, oo muuqashadooduna waa sida qori iftiimaya oo kale, waxayna u ordayaan sida hillaaca oo kale.

Naxuum 2

Naxuum 2:1-13