Kitaabka Quduuska Ah

Naxuum 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Way madhan tahay, oo waa baabba', oo waa cidla, oo qalbigu waa dhalaalayaa, lowyuhuna way isgaraacayaan, oo qof kasta dhexdiisa xanuun baa ku jira, oo kulligoodna wejigooda cabsi baa ka muuqanaysa.

Naxuum 2

Naxuum 2:1-13