Kitaabka Quduuska Ah

Naxuum 1:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal yaa dhirifkiisa is-hor taagi kara? Oo bal yaa u adkaysan kara kulaylka cadhadiisa? Cadhadiisu waa u daadatay sidii dab oo kale, oo dhagaxyada waaweynna isagaa kala dildillaacshay.

Naxuum 1

Naxuum 1:1-14