Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 8:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa malaa'igtii waxay qaadatay idankii, oo waxay ka buuxisay dabkii meesha allabariga, kolkaasay waxay ku tuurtay dhulka; markaasaa waxaa dhacay onkod, iyo codad, iyo hillaac, iyo dhulgariir.

Muujintii 8

Muujintii 8:4-11