Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 8:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan waxaan arkay toddobadii malaa'igood oo Ilaah hortiisa taagan, oo waxaa la siiyey toddoba buun.

Muujintii 8

Muujintii 8:1-7