Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 8:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo xiddigta magaceedana waxaa la yidhaahdaa Qadhaadh; oo biyihiina saddex meelood oo meel baa qadhaadh noqotay; dad badanuna wuxuu ku dhintay biyihii, maxaa yeelay, qadhaadh baa laga dhigay.

Muujintii 8

Muujintii 8:6-12