Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 7:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qabiilka reer Yahuudah waxaa laga shaabadeeyey laba iyo toban kun; Qabiilka reer Ruubeenna waxaa laga shaabadeeyey laba iyo toban kun; Qabiilka reer Gaadna waxaa laga shaabadeeyey laba iyo toban kun;

Muujintii 7

Muujintii 7:1-6