Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 6:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, waxaan arkay faras cirro leh; oo kii fuushanaana magiciisu wuxuu ahaa Dhimasho; oo waxaa la socday Haadees. Oo waxaa iyaga la siiyey amar ay ku xukumaan dunida waaxdeed oo ay ku laayaan seef, iyo abaar, iyo dhimasho, iyo dugaagga dhulka.

Muujintii 6

Muujintii 6:6-10