Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 6:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, waxaan arkay faras cad oo kii fuushanaana wuxuu haystay qaanso, oo waxaa isaga la siiyey taaj; oo wuxuu soo baxay isagoo guulaysanaya, wuxuuna u soo baxay inuu guulaysto.

Muujintii 6

Muujintii 6:1-4