Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 6:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxaan arkay markii uu furay shaabaddii lixaad, markaasaa waxaa dhacay dhulgariir weyn; oo qorraxduna waxay u madoobaatay sidii joonyad dhogor ah, oo dayaxii oo dhammuna wuxuu noqday sidii dhiig oo kale;

Muujintii 6

Muujintii 6:9-17