Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 4:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo carshigiina waxaa ka soo baxay hillaac iyo codad iyo onkod. Oo waxaa jiray toddoba laambadood oo dab ah oo carshiga hortiisa ka ololaya, kuwaas oo ah toddobada Ruux oo Ilaah.

Muujintii 4

Muujintii 4:1-9