Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 4:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigayagow, Ilaahayagow, adigu waad istaahishaa inaad heshid ammaanta iyo cisada iyo xoogga, waayo, wax kasta adaa abuuray, maxaa yeelay, doonistaada aawadeed ayay u ahaadeen oo u abuurmeen.

Muujintii 4

Muujintii 4:10-11