Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 20:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu u soo bixi doonaa inuu khiyaaneeyo quruumaha deggan dhulka afartiisa gees, kuwaas oo ah Juuj iyo Maajuuj inuu iyaga u soo ururiyo dagaalka; oo tiradooduna waa sida ciidda badda.

Muujintii 20

Muujintii 20:1-15