Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 20:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa barakaysan oo quduus ah kii ka qayb gala sarakicidda kowaad; kuwaas dhimashada labaadi amar kuma laha, laakiinse waxay wadaaddo u ahaan doonaan Ilaah iyo Masiixa, oo waxay isaga wax la xukumi doonaan kun sannadood.

Muujintii 20

Muujintii 20:4-12