Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 20:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxay ku ridday yamayskii, markaasay xidhay oo shaabad ku awday inaanu quruumaha mar dambe khiyaanayn ilamaa kunka sannadood ay dhammaadaan; oo taas ka dib waa in isaga la furo wakhti yar.

Muujintii 20

Muujintii 20:1-6