Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 20:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Ibliiskii iyaga khiyaanayn jirayna waxaa lagu dhex tuuray baddii dabka iyo baaruudda ahayd, halkaas oo ay ku jiraan bahalkii iyo nebigii beenta ahaa, oo iyaga waxaa la cadaabi doonaa habeen iyo maalinba weligood iyo weligoodba.

Muujintii 20

Muujintii 20:4-15