Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 2:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan carruurteeda ku dili doonaa dhimasho, kiniisadaha oo dhammuna waxay ogaan doonaan inaan ahay kan baadhbaadha kelyaha iyo qalbiyada, oo anna midkiin walbaba waxaan wax u siin doonaa sida shuqulladiinnu yihiin.

Muujintii 2

Muujintii 2:15-29