Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 2:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse wax baan kuu haystaa, waayo, waxaad oggoshahay naagta Yesebeel la yidhaahdo oo nebiyad isku sheegta; oo waxay addoommadayda bartaa oo ku sasabtaa inay sinaystaan oo ay cunaan waxyaalo sanamyo loo bixiyey.

Muujintii 2

Muujintii 2:15-29