Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 2:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waan ogahay meeshaad deggan tahay inay tahay meesha carshiga Shayddaanku yaal; oo magacayga waad xajisaa, mana aad inkirin iimaankayga xataa waagii Antibas joogay, isagoo ahaa markhaatigaygii iyo kaygii aaminka ahaa oo dhexdiinna lagu dilay meesha Shayddaanku deggan yahay.

Muujintii 2

Muujintii 2:9-16