Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 2:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kiniisadda Efesos ku taal malaa'igteeda waxaad u qortaa: Kan toddobada xiddigood gacantiisa midigtaa ku haystaa oo toddobada laambadood oo dahabka badhtankooda ku socdaa wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan,

Muujintii 2

Muujintii 2:1-7