Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 18:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intii ay isfaanisay iyo intii ay raaxaysatay oo kale, waxaad iyada siisaan caddibaad iyo murug; waayo, iyadu waxay qalbigeeda iska tidhaahdaa, Anigoo boqorad ah ayaan iska fadhiyaa, oo carmalna ma ihi, oo sinaba murug u arki maayo.

Muujintii 18

Muujintii 18:1-15