Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 18:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa malaa'ig xoog weynu waxay kor u qaadatay dhagax u eg dhagaxshiid weyn, oo waxay ku dhex tuurtay badda, oo waxay tidhi, Magaalada weyn oo Baabuloon sidaas oo kale xoog baa hoos loogu tuuri doonaa, oo hadda ka dibna lama heli doono.

Muujintii 18

Muujintii 18:11-24