Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 18:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, maalka saas u badanu saacad keliya buu ku baabba'ay. Oo waxaa meel fog istaagay naakhude kasta, iyo mid kasta oo dhoofa, iyo ragga baxriyiinta ah, iyo in alla inta badda ka faa'iidaysata,

Muujintii 18

Muujintii 18:16-21