Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 17:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tobankii gees oo aad aragtay iyo bahalkii waxay nebcaan doonaan dhillada, oo iyada way bi'in doonaan oo qaawin doonaan, oo hilibkeedana way cuni doonaan, oo kulligeedna waxay ku gubi doonaan dab.

Muujintii 17

Muujintii 17:15-18