Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 17:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwaasu waxay la diriri doonaan Wanka, oo Wankuna wuu ka adkaan doonaa, maxaa yeelay, isagu waa Sayidka sayidyada iyo Boqorka boqorrada; oo haddana kuwa isaga la jira waa kuwa loo yeedhay, oo la doortay, oo aaminiinta ah.

Muujintii 17

Muujintii 17:12-15