Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 16:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa samada ka soo daatay oo dadka ku soo dul daatay roob dhagaxyaale, oo dhagax kastaba miisaankiisu le'eg yahay talanti; markaasaa dadkii waxay Ilaah u caayeen belaayadii roob dhagaxyaalaha aawadeed, maxaa yeelay, belaayadiisu aad bay u weynayd.

Muujintii 16

Muujintii 16:14-21