Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 16:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa dhacay hillaac iyo codad iyo onkod; oo waxaa dhacay dhulgariir weyn oo aan weligiis isagoo kale la arag intii dad dhulka joogay, oo wuxuu ahaa dhulgariir aad u weyn oo aad u xoog badan.

Muujintii 16

Muujintii 16:12-21