Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 15:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa macbudkii waxaa ka soo baxay toddobadii malaa'igood oo haystay toddobada belaayo, oo waxay qabeen dhar daahir ah oo dhalaalaya, oo laabtana waxaa ugu xidhnaa suuman dahab ah.

Muujintii 15

Muujintii 15:1-7