Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 15:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, bal ayaan kaa cabsan doonin oo aan magacaaga ammaani doonin? Waayo, adiga keligaa ayaa quduus ah; maxaa yeelay, quruumaha oo dhammu way iman oo hortaada ayay ku sujuudi doonaan; waayo, falimahaagii xaqa ahaa waa la muujiyey.

Muujintii 15

Muujintii 15:3-5