Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 13:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bahalkii aan arkay wuxuu u ekaa shabeel, oo cagihiisuna waxay u ekaayeen cago orso, afkiisuna wuxuu u ekaa af libaax; markaasaa masduulaagii wuxuu isaga siiyey xooggiisii iyo carshigiisii iyo amar weyn.

Muujintii 13

Muujintii 13:1-12