Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 12:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo masduulaagii weynaa oo ahaa maskii duqa ahaa hoos baa loo soo tuuray, kaasoo la yidhaahdo Ibliis iyo Shayddaan, kii dunida oo dhan khiyaaneeyey. Waxaa isaga lagu soo tuuray dhulka, oo malaa'igihiisiina hoos baa loola soo tuuray isaga.

Muujintii 12

Muujintii 12:1-12