Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 12:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa naagtii la siiyey laba baal oo gorgor weyn si ay uga duusho maskii ilaa meesheedii cidlada ku tiil, halkaasoo iyada lagu quudiyo wakhti, iyo wakhtiyo, iyo wakhti badhkiis.

Muujintii 12

Muujintii 12:10-16