Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 12:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba samooyinka iyo kuwa dhex degganow, reyreeya. Waxaase hoogay badda iyo dhulka, maxaa yeelay, waxaa idiin soo degay Ibliiskii, oo aad u cadhaysan, oo weliba garanaya in wakhtigu ku yar yahay.

Muujintii 12

Muujintii 12:5-15