Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 12:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa samada ka muuqatay calaamo weyn, taas oo ahayd naag qorraxda huwan, oo dayaxuna wuxuu ka hooseeyey cagaheeda, madaxana waxaa u saarnaa taaj laba iyo toban xiddigood ah,

Muujintii 12

Muujintii 12:1-6