Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 11:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwanu waxay leeyihiin amar ay samada ku xidhaan, si aan roob u di'in inta ay wax sii sheegayaan, oo waxay kaloo leeyihiin amar ay biyaha dhiig kaga dhigaan oo ay dhulkana ugu soo dejiyaan belaayo kasta mar alla markii ay doonayaan.

Muujintii 11

Muujintii 11:1-7