Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 11:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii toddobaad, oo waxaa samada ka yeedhay codad waaweyn, oo waxay yidhaahdeen, Boqortooyadii dunidu waxay noqotay boqortooyadii Rabbigeenna iyo Masiixiisa, oo isna boqor buu ahaan doonaa weligiis iyo weligiis.

Muujintii 11

Muujintii 11:5-19