Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 11:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saacaddaasna waxaa dhacay dhulgariir weyn, oo magaaladii toban meelood oo meel ayaa duntay; oo dhulgariirkii wuxuu dilay toddoba kun oo qof, oo intoodii kalena way cabsadeen, oo waxay ammaaneen Ilaaha samada.

Muujintii 11

Muujintii 11:3-15