Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 1:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigoo Yooxanaa ah waxaan waxyaalahan u soo qorayaa toddobada kiniisadood oo Aasiya ku yaal. Nimco iyo nabadu ha idiinka yimaadeen kan jira oo jiray oo iman doona, iyo xagga toddobada ruux oo carshigiisa hor jooga,

Muujintii 1

Muujintii 1:1-9