Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 1:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii aan arkay ayaan ku hor dhacay sidii mid dhintay. Oo markaasuu gacantiisii midigta ahayd i saaray, oo wuxuu igu yidhi, Ha cabsan. Anigu waxaan ahay kan ugu horreeyey iyo kan ugu dambeeya,

Muujintii 1

Muujintii 1:11-20