Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 6:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wax baad cuni doontaan mase dhergi doontaan. Gaajadiinnu dhexdiinnay ku jiri doontaa. Wax baad kaydin doontaan, laakiinse sinaba uma aad nabad gelin doontaan, oo wixii aad nabadgelisaanna seef baan u gacangelinayaa.

Miikaah 6

Miikaah 6:11-16