Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 5:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse adigu Beytlaxam Efraataahay in kastoo aad ku yar tahay kumanyaalka reer Yahuudah, waxaa adiga iiga kaa soo bixi doona mid dalka Israa'iil taliye ka noqon doona, kaasoo bixitinkiisu ahaa waa hore, iyo tan iyo weligiis.

Miikaah 5

Miikaah 5:1-3