Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 5:14-15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

14. Oo dhexbadhtankiinna waan ka rujin doonaa geedihiinna Asheeraah ah, oo magaalooyinkiinnana waan wada dumin doonaa.

15. Oo quruumihii aan i dhegaysan waxaan kaga aargoosan doonaa xanaaq iyo cadho.