Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Wakhtigaas waxaan soo shirin doonaa kuwa dhutiya, oo waxaan soo ururin doonaa kuwa la eryay iyo kuwa aan dhibay.

Miikaah 4

Miikaah 4:1-11