Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse sida runta ah aniga waxaa iga buuxa xoog iyo caddaalad iyo itaal uu Ruuxa Rabbigu i geliyey si aan reer Yacquub xadgudubkiisa ugu sheego, oo aan dadka Israa'iil dembigiisa ugu sheego.

Miikaah 3

Miikaah 3:6-10